Share With Your Friends

Fannaanada caanka ah ee Rasmi reysi ayaa galabnimadii arbacada kusoo booday cudur lama filaan ah kaasoo sababay in isbitaal loola cararo.

Rasmi reys ayaa horraan la il darnayd gows xanuun balse ugu dambayntii dhaqaatiirta ayaa ogaatay in ay qabto cudur ku dhaca cirridka.

haatan xaaladda rasmi reys ayaa aad u wanaagsan waxaana laga saaray qolka gargaarka degdega isla caawa.

halkan kala soco wixii kusoo kordha xaaladda Rasmi reys.

6 thought on “Deg deg: Rasmi rays oo aad u xanuun sanaysa iyo xanuun halis ah oo laga soo sheegay.”
  1. I feel this is among the most important info for me. And i am happy reading your
    article. However should observation on few common things, The web
    site taste is wonderful, the articles is really excellent : D.
    Good task, cheers

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!