Share With Your Friends

Fananka somaliyed ee Ismaciil Danan oo ku xidhan dalka Mareykanka muddo ku dhaw labo sano walina la shegin ama la cadayn kiska lagu xidhay kadip marki aragisa la wayey oo lagu war helay in uu xabsi ku jiro.

Hees baraha bulshada qabsatay qaasatan bartaas Tiktok ayaa taageerayaasha fanaanka ku baraarujisay xarigiisa mudada dheer ee xabsiga Mareykanka. Heesta waxaa usoo qaaday saxiibkiis fanaan Mukhtar Daus magaceeda ayaa layiraah ( Waayaha Jailka ) taas oo eraydiisa leeyahay Xamse Xigmaawi. Erayadeda waxaa ka mid ah ” Waqtiga adag baa ku bara, qofkii wahel kuu ahee”.

Fanaanka walaashiis ayaa warbaahinta usheegtay in walaalkeed Ismail Danan xabsiga ey sababtay inuu ku jiro waqtigaas dheer ey tahay in uu waayey dad damaanad qaada oo uu kusoo dago ama addres ku noqdo. Dadkii uu ka filaayey iney damaanad qaataan markuu usoo tahriibay wadankaas Mareynkanka uu darbiga Maxico kasoo booday. Ayaa taleefanadii ka damsaday sidaana waxaa waxaa xabsi dhigay ciidamada xaduuda Mareykana kuwaas oo kuhaya xabsiga maadaama uusan heysan qof dhalasho wadankaas heysta oo kasii daaya xabsiga.

Fanaaniinta iyo dad fanaanka yaqaana ama qaraabo la ah ayaa sheegeen in ey kawarqabaan sidoo kalena booqdaan fanaanka. Waxaana laga yaabaa ayeey leeyahiin in xabsiga uu ku qaadan karo sharciga Mareykanka maadaama uu waqti uu kujiran kana kalsooni fiican yahay dadka kale ee la damiintay ee guryaha kusoo dagay dadka ey yaqaaniin ee dhalashada ka heysta dalkaas Markeykanka.

FANAANKA WALAASHII OO WARBAAHINTA LAHADASHAY – DAAWO HOOS MUQAAL

HEESTA UU USOO QAADAY FANAANKA: MUKHTAR DAUS | WAAYAHA JAILKA | KA DAAWO HOOS

By Khadar

13 thought on “WAXAA QIYAAMAY DADKII DAMAANAD QAADI LAHAAY – ISMAAIL DANAN WALAASHII”
  1. SSNDOB was an online marketplace that sold stolen Social Security numbers, birth dates and other personal information of U.S. citizens starting in 2012. It used the domain names SSNDOB was an online marketplace that sold stolen Social Security numbers, birth dates and other personal information of U.S. citizens starting in 2012. It used the domain names ssndob

  2. I do trust all the ideas youve presented in your post They are really convincing and will definitely work Nonetheless the posts are too short for newbies May just you please lengthen them a bit from next time Thank you for the post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!