Qaybin: Safarkaygii aan ku tagay ‘meel qofna ey ka hadlin’
Todobaatan iyo shan sano ka hor qoyska Sparsh Ahuja waxay ka mid ahaayeen malaayiin ka qaxay guryahoodii iyadoo Hindiya Ingriisku u qaybsantay laba waddan oo cusub, Hindiya iyo Pakistan. Awowgiis waligiis kama hadlin meeshii uu…