Share With Your Friends

DEGDEG:Dilkii Kadhacay Buuhoodle
Ilaahay ha u naxariisto Qasaal Muxumed Diiriye ehelkiisana ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo .

Bulshada Buuhoodle waa uga mahad celinayaa Sida aan kala hadhka lahayn ee ay uga Dhiidhiyeen in Qof aan hubaysnayn Deegaankooda wax lagu yeelo sidoo kale waa uga mahad celinayaa Sida Gobonimada iyo ehelnimada leh ee ay isugu taageen inay si xurmo leh u aasaan Marxuumkaas xaqdarada lagu Dilay .

Waxaan kaloo u mahad celinayaa Ciidamada ammaanka iyo ehelada eedaysanayaasha oo Qabtay Dadkii falkaas ku eedaysnaa .

Deegaan Colaadeed oo aanay ka jirin Nabad saamaxaysa in si nabdoon loo kala ganacsado ayaa sabab u ah falalkan oo kale waana Arin u baahan Talo loodhan yahay si looga baaqsado Dhibaato kale oo tan lamid ah .

Falkasta oo keeni kara Dhibaato iyo kala qaybsanaan Gudaheena ah waa in si Wadajir aan uga hortagno .

Maayorka Degmada Buuhoodle
Maxamuud axmed shirè

5 thought on “DAG DAG DILKI QORSHAYSNA EE KA DHACAY BUUHOODLE OO HADA LA”
  1. Normally I do not read article on blogs, however I would like to say that this write-up very forced me to try and do so! Your writing style has been amazed me. Thanks, quite great post.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content