Share With Your Friends

waa sawir iyadoo la adeegsanayo AI ama garaadka macmalka ah la sameeyay.
beryahaan danbe, baraha bulshada aad ayay ugu soo bateen. waxaase la yaab ah dadka badankooda ma fahmaan.

tan kale, dareyska ay gabdhahan ku lebisan yihiin waa kii ardayda dugsiyada sare ee xukuumaddii kacaanka.

marka loo fiiriyo dhaqanka islaamka, ma ahayn wax munaasib ah in gabdhaha dhigta dugsiyada sare lagu qasbo in ay ku lebistaan shaar & surwaal, kuwa dugsiyada hoose na goonno & shaar.

ha ahaatee hadii aan qaldaneyn, nidaamkaas wuxuu qeyb ka ahaa manhajkii ay dejisay wasaaraddii waxbarashada, kaas oo ku saleysnaa mabda’ii shuuciyadda.

                          
18 thought on “DAG DAG SAWIRO GABDHO SOMALIYED OO QABSADAY ADUUNKA”
  1. canadian drug prices [url=https://canadapharmast.com/#]canadian world pharmacy[/url] canadian pharmacies online

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content