Stories










Subxanallah:Daawo nin Caan ah oo diinta u gafay.

Muuqaal baraha bulshada kasoo muuqday arbacadii ayaa waxaa aadaanka salaadda ugu gafay guddoomiyaha gobolka mudug Cabdiladhif sanyare. Guddoomiyaha ayaa sheegay asagoo meel xaflad ka hadlaya, in masaajidka uusan ku tukan, aadaanka salaaddana uu dhibayo.Dadweynaha soomaaliyeed…


error: DIGNIIN AA QABTAA !!