Share With Your Friends

War cusup oo calamki ka yabiyey maraykana wuxu si cad u shegay inuusan DAGAL la gali donin IRAN hadi ISRAEL ay ka samayso werar jawab celin ah Dhanka kale ee talayaha cidadama IRAN yidhi werarkeenu wuu dhamaday mana rabno inan si wadno lakiin haddi taliska isra’iil ay ka jawaban hawlgalkena xiga wuxu noqon dona mid aad u baladhan

By Khadar

17 thought on “DAGDAG/DAGALKA IRAN IYO ISRAEL /JABKI YUHUDA/”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!