Share With Your Friends

Baraha bulshada somalida ayaa waxaa ku faafay warbixino aan sal iyo raad laheyn. Kadib gabar somali ah iyo nin cunsiri ah ey isku dhaceen, kaas oo codada iyo muqaalo ka faafiyey.

Bilan Osman
Foto: Fredrik Sandberg / TT

Bilan Osman waa Gabar noocee ah maxeysa qabataa ?

Bilan Osman Waa gabar ku dhamatay Sweden wax ku baratay. Waa qoraal usoo shaqeysay jaraaidada ugu waaweyn Sweden. Sidoo kale kasoo shaqeysay iskuulada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan. Waxa eyna u ololeysaa dadka laga tira badan yahay, madoowga, islaamka iyo Somalida.

Sidaas darteed ayaa waxaa ey is qabteen nin cunsuri ah oo midigta xagjirka ah ka tirsan. In muda ah ayuu Isku dayey inuu lasaaxiibo, waana uusoo dhaweystay. Laakiin Bilan Osman oo aqli kaliyah ayaa waxa ey ula saaxiibtay sidii ey xog uga heli laheyn.

Waxa uu ninka cunsuriga ah ee lagu magacaabo Christian uwada Bilan xafladaha ey qabsadaa xisbiga cunsuriga ee SD lagu magacaabo. Waxey xog aruurin iyo lasheekeysi lasameysay asxaabtiisa Christian. Waxa uu xataa geeyey xafiiskiisa asaga oo og in gabadhaan u ololeyso bushada iney sinaato iyo cunsirinimad ladagaalanta.

Inta uu is dhahaayey xog kaqaado sidoo kalena jaceyl ku abuur ayeey xiriirka ugoysay. Wuu carooday kadibna waxa uu bilaabay uu wax uu ceeb kusheegayo soo bandhigo oo ah codad uu kaduubay ayaga oo taleefano kuwada sheekeysanaayo.

Bild: Zanna Nordqvist

Somalida ayaa qalad ufahmay sheekada oo qabiil lagalay arintaan ayagoo qaarkood gabadha aflagaadeeyeen ayagoo wax husban. Waxa eyna ninkaan Christian ku qaldeen ninka qabay oo ey cunug udhashay oo soo ilaamay.

DAAWO MUQAAL WARBIXINTA: XAQIIQDA DHABTA AH.

12 thought on “BILAN OSMAN: GABAR SOMALI AH OO LAGA BEEN ABUURTAY ISKU DHACA NIN CUNSURIGA AH”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!