Share With Your Friends

Hooyada dhashay gabadha somalida ah ee maalmahaan siweyn looga hadalhaayo wadanka Sweden iyo somalida caalamka. Ayaa kahadashay arimo badan somalidana fariin udirtay. Qoraal dheer ey Facebook kusoo qortay.

“Bilan horta waa gabar somaliyeed aheed ahana doonta madama ilah ka koriyey kana badbadiyay cudurka qabiilka, intas ha idinka filnaato Bilan waa qabiilke.. Bilan 21 jir beey saxafada ku billowday balse siyasada sweden wexey ku jirtay iyadoo 14 sano jirta. Bilan waxa loo jir dilay dartin, wuxu stroke ugu dhacay oo cusbital ugu jirtay dartiin difaaca dadnimadina, hadana waxa loo ciilay waa idinka. Manta hadii Bilan iyo cunsuri Sheekadu ahaan leheed daqiiqad kuma qadaten in ey ka reeso sa intas oo sano bey iska celineysay. Nimanka somaliyeed wexey wadan sheekadi eheed ani naagta galada ah waa salami kara balse adi kan ninka ah ha salamin. Hambalyo horta mesheey Bilan idinkala dagaleysay in leydin garsiiyo hadad fadhidan dhiiqo.

Nin lala sawiran yahay ama video lala soo galay ama cabitan adan ogeyn waxa u yahay oo qof horyaal ad saa uga gubaneysan horta wadenkeena ba nabad ahan laha. Waxad noqoten doqomo loogu soo dhibay ul gabar aad dhasheen. Hadey qaldantay xita kuwi intey u nastexeyan difaaci laha bad tihin. Allah subhana wataala ba iga kin dhaliyeey horta lakin suu familkeyga Somalinimo ugu weyneed iyo meeshad is geysan waa malin iyo habeen.Cadanki ey idinka difaceysay ba iyada manta idinka difaacooyo. Cunsuri sharci ba nakala reebi doona balse idinka rabbi.

Hadalka cunsuriga waxa ka mid ah in teamkisa ey yihin tagasileey korna u qaden lacagti ka soo gali jirtay in u caayo ajnabiga. Shalay qol wuxu ka laha Somaliyeey naagtan mad dishan oo u ula jeedo in ad tihin niman nagohooda dila oo caaado u leh. Alhamduliah calakuli xaal, wax kasta oo dhacayna waxan huba in ey tahay mid rabbi wanag ka badan nooga danbeesin dooqo.Ugu danbeen Bilan ana dhalay aqoon an u lahan wayey 30 sano hada ima barayan dad raadinaya qabiilkey ka dhalatay manta.Familka iyo asxaabta Ayaan Goobe Bilan Osman”.

MUQAAL WARBIXIN DHEERAAD AH EE KUSAABSAN DHACDADAAN HOOS KA DAAWO:

8 thought on “DEG DEG: BILAN OSMAN HOOYADEED AYAAN GOOBE OO SOMALIDA LA HADASHAY”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!