Fanaaniinta Dayax Dalnuurshe iyo Khadar Keeyow oo lagu xanto iney is dagaashan yiin. Kuwaas oo midba midka kale ka xigsanaayo inuu yahay fanaanka ugu weyn caasilada.

Dayax Dalnuurshe oo maalin dhaweyn buuq ka abuuray kadib uu kusoo qoray bartiisa Facebook in uu yahay boqorka Muqdisho. Waxaa falcelin jawaab ah kasameyaay fanaanada Farxiya Kabayare oo tiri ma tihiin, waxaa ah Khadar Keeyow boqorka fanka Muqdisho.

Sidoo kale waxaa leysa dhax maraayey in labadaas fanaan Dalnuurshe iyo Keeyow ey Isku dhacsan yihiin. Maalmo kadib ayeey kasoo wada muuqdeen xaflad. Sidoo kalena sawir soo galeen uu soo dhigaa bartiisa Facebook fanaanka Dayax Dalnuurshe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content