DAGAAL CUSUB: DAYAX DALNUURSHE IYO KHADAR KEEYOW DHAXDOODA KA DILAACAY DAGAAL MAGAALDA MUQDISHO QABSADAY!
Dayax Dalnuushe iyo Khadar Keeyow ayaa mudo dheer dhaxdooda isku dhac yaalay kuwaasoo aan mudo dheer meel kuwada kulmaan. Labada fanaan ayaa bishaan gudaheeda shaaciyey in saaxiibeen oo wax mugdi ah dhaxdooda yaalin kuwaasoo waqti…