Share With Your Friends

QISO, KU XASUUSIN Doonta nimcada RABI.

Aqris wacan .

Nin Ayaa Xanuunsana In Muda Ah Bil Ama Laba bilood Keliya.

Hospital Ayuu tagay Waxaa La Yiri Inuu oksijiin Ama Bahasha Sanka Iyo Afka Ugu Xiran La Aan teed Uusan Noolaan Karin.

Sidaa darteed Waxay siiyeen oksijiintaas , wuxuuna lacagta bixiya muda isbuuc ah .

waxaa la gaaray isbuuci ama maalinkii uu lacagta bixin rabay , waxaa u imaaday dhaqtarkii wuxuu ku yiri 5000 doller ayaa laga Raba isbuci hada la so dhaafay !!

Ninki xanuunsana ayaa ooyay 😭🥺 markaas baa dhaqtarki intuu yaabay yiri ma lacagta kugu badiyay aan ka yareeyee?Ninki xanuunsana ayaa ku jawaabey maya lacag ha iga yareeyn waan Iska bixin karaa balse waxaan la ooyay 78 JIR BAAN ahay bal kawaran ALLIHI 78 KA SANO lacag la’aan igu deeqay neeftaan maantana isbuuc ama maalin ayan intaa lacag ku dhiiba ayuu yiri 🥺😭ALLE WA NAXARIISTE BAL KAWARAN neefta aan neefsano haday lacag ahaan laheed SUBXANALAH ?

By Khadar

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!