Share With Your Friends

Waxa aan dhambaal tacsi ah oo tiiraanyo sida u dirayaa dhammaan qoyska, ehelada, waayeelka, waxgaradka, asxbaata iyo shacabka uu ka baxay ALLE ha u naxariistee maxamed c.kariim maxamed madar oo wiil 9 Jira ahaa o xaley shil gaadhi ku geriyoodey.Geerida Marxuumka, waxa aan si gaar ah uga tacsiyadeynayaa waliidiinta gobolada awdaal iyo saahil iyo dhamaan waliidiinta s.land.Dadaal dheer kadib waxa hayada amaanka gobolka saxiil madaxda bobolka iyo mayerka magaalada berber iyagoo kaashanayaa shacabkooda ay soo gabagabeeyen aqoonsiga marxuunka maxamed wiilkii 9 jirka ahaa cidii shilka gaysatey Waxaaan u mahad naqayaa cidaamada policeka gobolka saxiil badhaaaanka saxiil mayerka Berber iyo dhamaan shacabka reer saxil oo 24 saac marqudha aan ka sexaan dhacdadaa

By Khadar

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!