Share With Your Friends

Fanaanka Dayax Dalnuurshe ayaa shaaciyey inuu xaflad ku qabanayo ciida owgeed magaalada Hargeysa ee Somaliland.

Showgii oo maalmo kadhiman ayaa lagu wargeliyey inuusan imaan karin magaaladee Hargeysa xafladna aanu ku dhigan karin. Kadib markii baraha bulshada laga faafiyey qoraal uu ku taageeray in Bada Somalia eysan iib aheyn.

Qoraalkaan oo ahaan labo bilood kadib ayaa baraha bulshada leysla dhax dhaafayey. Kaasoo xukuumada Somaliland ka coroosiiyey maadaama ey siweyn ugu ololeynahaan in heshiiska ey Itoobiya kula gashay Addis Ababa in uu hirgalo sidaasna Somaliland ey Itoobiya ku aqoonsato.

DAAWO MUUQAAL UU DAYAX UGA HADLAY DHACDADA HOOS:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!