Share With Your Friends

Wax kabadalka dastuurka ayaa lagu soo daray magac ka badalka dastuuraka Somalia kaas oo afar cusub la ansixiyey 30 bisha Maarso 2024 dood dheer kadib.

Madaxda maamuul gobaleydyada Somalia oo loogu yeeri jiray Madax weynha maamul gobaleedka markaas uu ka taliyo. Dood iyo soo jeedin ka furantan barlamaajka wax kabadlaka magcaas ee cutubyada 4ta ah ee la ansixiyey.

Waxaa lasoo jeediyey oo la gartay in Madaxweyne loogu yeeri karo Madaxweynaha jamhuuriyada Somalia kaliyah oo dalka. Si madaxda kale gobalada isku maqaam unoqon magacana uusan qiima beelin. Sidaas darteen ayaan soojeedin eray bixin lagu asixiyey in loogu yeero Hogaamiye madaxa maamul gobaleedka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!