Share With Your Friends

Ku dhawaad bil iyo bar kadib markii baraha bulshada laga dareemay lamaanaha dhalinta maanta ugu faca weyn kuwaas oo 7sano is qabay.

Fanaan da,ada yar ee Muqdisho kusoo caan baxay ee Dayax Dalnuurshe ayaa tusaalo unoqday asaga iyo xaaskiisa Farxiyo. Waxey siweyn jaceyl kooda ugu soo bandhigaan baraha bulshada.

Kadib xurguf yar oo hadal heyn weyn dhalisay baraha bulshada, kuwaasoo oo la arkay sawiradii ey kuwada jireen kasaareen halmar barahooda bulshada.

Fanaanka Daxay Dalnuurshe oo ku shaaciyey bartiisa Facebook Isku soo laabashadooda lamaanahaan waxa uuna kusoo qoray: “Allhamdullillh thanks god”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content