DEGDEG:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Kenya oo Wasiirka Difaaca Aadan Barre Ducaale uu ugu horeeyo.