Share With Your Friends

Soomaalida baraha bulshada isticmaashaa qaasatay kuwa Tiktok isticmaala ayaa wiilkaa hadal haya aflagaadada uu kula kacay somalida.

Wiilkaan kusoo gala bartaas Tiktok Daily Uganda ayaa somalida ku tilmaamay dad munaafaqiin ah owlaadii abuu lahab ah, sidoo kale diinta ku hoos dhuunta oo xijaaban.

Hadalaas gafka ayaa imaanaya kadib markii gabar xaaskiisa aheyn bilooyin ey lakala tageen taas oo sheegtay inu uu jir dilay, cunto udiiday gurigana ku xiri jiray.

Gabartaas oo lagu magacaabo Leyla waxey uga timid dalkaas iyo mareykanka. Kadib markey bartaas Tiktok Liveka isku barteen. Wiilkaan oo markiisii hore uekaay inuu yahay faqiir, quraanka kariim ahna live yada ka aqriya.

Wiilkaan ayaa halmar is badalay, waxa uuna noqday fanaan. Gabartii xijaabneyd ee quraanka dartiis ujeclaatay ayuu darkii ka dhigay muqaalka heestiisa cusubna kasoo muuqsiiyey ayadoo aanan asturneyn.

Gabartaas ayaa sheegatay inuu neceb yahay somalida liveka markey ka baxaana caaya somalida. Intaas markey ogaadeen somalida ayaa somalidii ku kaceen Wiilkaan. Kuwaasoo falcelin kabixinaya livekiisa iyo muqaaladadiisa dhankaas iyo kommentiga.

2 thought on “WIIL UDHASHAY DALKA UGANDA OO SOMALIDA AFLAGAADEEYEY!”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content