Share With Your Friends

Gariiraaye oo la horkeenay Maxkamadda Gobolka Banaadir
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga garmaqalka kiis dacwadeed uu eedeysane ka yahay Hanad Cabdiraxmaan Maxamed, kaas oo xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud Qaranka uu kusoo eedeeyey faafinta muuqaalo iyo sawirro khilaafsan dhaqanka suuban ee Bulshada Soomaaliyeed.

Xafiiska Xeer-ilaalinta ayaa soo bandhigay muuqaalo iyo sawirro uu baraha bulshada ku faafiyay ninkaan, iyadoo la sheegay in waxyaabaha uu baahiyey ay kasoo hor jeedaan dhaqanka bulshada.

Maxkamadda ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga kiiskaan, waxayna ka soo saari doontaa go’aan rasmi ah.

31 thought on “DAG DAG TIKTOKER GARIRAYE OO LA SARAY MAXAKADA BANADIR”
  1. mexican pharmaceuticals online [url=https://foruspharma.com/#]п»їbest mexican online pharmacies[/url] buying prescription drugs in mexico online

  2. Hi Neat post Theres an issue together with your web site in internet explorer may test this IE still is the marketplace chief and a good component of people will pass over your fantastic writing due to this problem

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content