Share With Your Friends

Fanaanada caanka ah ee reer Mareykan Nicki Minaj ayaa lagu xiray wadanka Holland caasimadiisa Amistardam.

Fanaanadaan oo kusii jeeda wadankan iyo Ingriiska Magaalada Manchester ee show kulankeeda ayaa waxaa istaajiyey booliska dalka Holland kadib muran dhax maray Fanaanada iyo Booliska.

Fananada ayaa Instagram live kasoo gashay kadib Booliska ayaana usheegay si live ah ah in alaabteeda laga helay daroogo sharci ah dalkaas Holland laakiin ey rabaa in ey baaraan alaabta oo dhan.

Fanaanada oo ka duuleysa iney ka daahdo showgeeda isla maalintaas ka dhacaya dalka Ingriiska magaalda Manchester. Ayaa tiri maxaa ubaareysaan hada oo ubaariweyseen mar hore. Booliskii ayaa ka xanaaqay muqaalka ey kaduubeyso oo ey sitoos ah uga jirto bartaas iyo Instagram.

Booliiskii ayaa ku amray iney raacdo inta alaabteeda laga baarayo. Sodaasna waxa ey uga daahday saacado showgii ey ku laheyd Ingriiska Magaaladiisa Manchester.

Xafladaas ayaa taageerayaashii oo ku sugan hoolka la arkaayey. Waxaan lagu wargeliyey in uu baaqday showga tihidhadana loo celin doono.

saacado kadib waa lasii daayey fanaanada Nicki Minaj waxa eyna gaartay magaalada Manchester habeenimadii.

3 thought on “FANAANADA NICKI MINAJ OO XABSIGA LA DHIGAY!”
  1. Normally I do not read article on blogs, however I would like to say that this write-up very forced me to try and do so! Your writing style has been amazed me. Thanks, quite great post.

  2. of course like your website but you have to check the spelling on several of your posts A number of them are rife with spelling issues and I in finding it very troublesome to inform the reality on the other hand I will certainly come back again

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content