Share With Your Friends

Wadan Iraan ayaa markii ugu horeysay duqeeyey dalkaas Israiil maalmo kadib markii laga dilay saraakiil sarsare safaaradooda dalkaas Siiriya ey kuleedahay.

Dalka Iraan ayaa labo boqol oo gantaal ku du rideen dhankaas iyo Israiil 7 gantaal ayaana ku dhacay xero ciidan, sida kuwa hawada.

Wadamada u dhaxeeya labadaas wadan ayaa qaarkood ka xirteen Iraan hawada sida wadan Joordan/Baxreyn. Waxaa la arkaayey muqaalo hawada dalka Ciraac oo ey gantaalada Iraan marayaan hawadaas.

Afhayeen u hadlay Iraan ayaa warsaxaafadiisa ku sheegay in ey beegsadeen xeryo militari ee kuyaala dhulka laheysto ee Falastine. Waana eynu ku guuleysanay ayeey dhaheen mana jiraan shacab eynu beegsanay.

Shir deg deg ayuu madaxweynaha Mareykanka aqalka cad ku qabtay kaas oo la qaatay ciidanka dalkiisa, sidoo kale wada hadalo ayaa usocda Madaxweynaha Mareykanka iyo midka Israiil.

Afhayeenka UN ta ayaa shir qabtay kaas oo kubaaqay in qaarada Aasiya in eysan dagaal kale daaqi karin.

Cabsi badan ayaa kajirta dalkaas Israiil, waxaana la arkaayey shacabka oo gantaalada ka galaya dhulka hoostiisa.

16 thought on “WAR DEG DEG: IRAAN OO DUQEYSAY ISRAIIL, QASAARANA WEYN UGEYSATAY!”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!