Share With Your Friends

Warbaxin hor leh ayaa soo baxday dilkii Gudomiya degmada Hodan ee magaalda Muqdisho. Dil argagax leh ayaa lala beegsaday gudoomiyha degmada Hodan Abdihakim. Kaasoo maalmo kahor kasoo laabtay dalka Turkiya ow xaalad caafimaad ujoogay kadib markii ey dhaawac ugeesteen kooxda alshabaab.

Gudoomiyaha ayaa ku soo laabtay Muqdisho qaasatan shaqadiisi ee aheyd gudoomiyaha xaafada Hodan. Nasiib daro koox hubeysan oo askar ah ayaa ku dilaleen meel udhaxeysa xaafada Hodan iyo holwadaag isla habeenkii uu kasoo laabtay dalka Turkiga. Nasii wadaag laamaha amniga ayaa gacanta kusoo dhiga askartii dishay marxuumka.

Halkaan hoose kadaawo muqaa aan kasameynay wabixinta xasaasiga ah.

https://www.youtube.com/watch?v=XHK5z01UFI4&t=51s
One thought on “DEG DEG: CC CAMERA XOG SIRA QAABKII LOODILAY CABDIXAKIIN DHAGAJUUN”
  1. Thank you for the good writeup. It actually used to be a entertainment account it.

    Look advanced to more brought agreeable from
    you! However, how can we keep in touch?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content