Share With Your Friends

Gabar somali ah oo lagu magacaabo Sofiya Nuur oo wadanka Kanada dagan ayaa baranaa bulshada qabsatay iyo saxaafada Mareykanka. Gabadhaan ayaan ayaa la sheegayaa iney 11 Malyan dollar ka dhacday dad ah oo wadanka Mareykanka kunooö badankood taasoo kajaabisay gabi ahaan dadka ey dhacday iyo sida fudud ey lacagahaas uga qaadata.

Sofiya ayaa lasheegayaa in tagi jirtay goobaha iyo xaflada dadka calanka ey joogaan taas iska dhigi jirtay qof caan ah ama saaxiib la ah dad caan ah. Ayadoo dadka ey goobahaas ugasheekeysa ama tusta sawiro ey la gashay dadka calanka ah ey leedahay waan aqaan. Dadka badankood ayaa iska aamina oo isla goobta saaxiib kula noqda.

Dadka waxa ey lacagaha uga qaadataa si xirfad oo waxa ey iska dhigtaa in ey ka dhumeen kaararkeeda iyo aqoonsigeeda goobta markaas ey joogto. Dadka ayeey isla markaas weydiisataa qarash taasoo si amaah uga qaadataa si ey iska bixiso Hotel ka , Taxi, cunto iyo wixii la halmaama.

Daawo Qisada OO Dhameystiran dad la wareysatay oo ka hadleeen qisada ku dhacday iyo baranaa bulshada sida dadka ey uga falceliyeen. Muqaalka hoose ka Daawo barteen Youtube ka.

3 thought on “DEG DEG: GABAR SOMALI AH OO 11 MALYAN LA FAKATAY OO SI CAJIIB LEH U DHACDAY DAD CAAN AH!”
  1. Преимущества теневого плинтуса в декорировании помещения,
    Как правильно установить теневой плинтус своими руками,
    Креативные способы использования теневого плинтуса в дизайне помещения,
    Модные тренды в выборе теневых плинтусов для современного дома,
    Как подобрать цвет теневого плинтуса к отделке стен,
    Теневой плинтус: простое решение для скрытия кабелей и проводов,
    Интересные решения с теневым плинтусом и подсветкой: идеи для вдохновения,
    Современные тренды в использовании теневого плинтуса для уюта и красоты,
    Интерьер безупречный до мелочей: роль теневого плинтуса в декоре
    теневой плинтус для стен [url=https://plintus-tenevoj-aljuminievyj-msk.ru/]https://plintus-tenevoj-aljuminievyj-msk.ru/[/url] .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!