Wuxuu badbaadiyey naf kale, isagoo naftiisii ku waayay!

Share With Your Friends

Cali Abucar Cali oo ahaa 20 jir Soomaali ah ayaa geeriyooday, kadib markii uu isku dayay in uu badbaadiyo haweenay 80jir ah oo Toorrey lagu weeraray, balse isagii ayaa halkaas ku dhintay.

Falkan ayaa ka dhacay galbeedka magaalada London ee dalka Ingiriiska jimcihii, iyadoo Warbaahinta iyo Baraha Bulshadaba loogu yeedhayo ‘Geesi naftii hore ah”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!