Iran oo shaacisay geerida Madaxweynahii Iran soo maamulay tan iyo 1989 Ayatollah Ali Khamenie. Kadib duqeyn uu Mareykanku ka geestay dalka Iran 28/2/2026.

Duqeynta waxaa sidoo kale ku geeriyoodan ciyaalkiisa iyo eheladiisa iyo qeybo kamid ah saraakiil. Gurigiisa ayuu joogay markii lala beegsaday gantaalo.
Madaxweynha Mareykankanka Donald Trump ayaa qudbadiisa kusheegay in isbadal ka dhaca dalka Iran uu uduqeeyey.
Waxaa jiray wadahadalo Iran iyo Mareykanka oo ku saabsan in Iran ka joogto sameysiga Nugliyeerka. Wax isafgarad ah waa lagaari waayey. Mareykanka ayaa waxaa kula taliyey duqeynta oo qeynna ka ahaay Israiil oo cabsi weyn ka qabta sameysiga Nugliyeerka dalka Iran oo colaad ka dhaxeyso.
Dowlada Iran oo shaacisay iney baroordiiq usameyn doonaan 40 maalmood Madaxweynahoodii geeriyooday.
Wixii kasoo kordha: Kala soco Haldoormedia.com