Markii ugu horeysay kadib afduubkii lasoo afduubay ow ey soo afduubeen ciidama Mareykanka amarkii madaxweynha Donald Trump. Waxaa lasoo taagay maxkamada heer ferdraal ee kutaala magaalada New York.
Hadalkii ugu horeeyey uu yiri ayaa aheey in uu yahay madaxweynaha Mareekanka dalka Venezuela iyo inuusan wax dambi ah galin.

Laguma helin wax dambi ah, walina lama soo bandhigin cadeymo sheegaya inuu dambiile yahay sida ey ku eedeynayaan madaxda mareykanka hada xilka heyso.
Dalka Venezuela ayaa waxaa xilka lawareegtay in madaxweynaha kuxigeenka dalkaas. Waxeyna sheegtay in faragalin lagu soo sameeyey in dalkeeda iyo la afduubtay madaxweynahoodii.
Dalal badan ayaa cambaareeyey in dal madax banaan la farageliyo oo lasoo afduubto madaxweynaha dalkaas iyo UN security Council ayaa siweyn looga dooday.