Share With Your Friends

Labada fanaan ee da,ada yar ayaa maanta soo saaray hees in muda ah laga sugaayey. Fanaanad reer Finland ayaa maalmihii ugu dambeeyey ku sugneyd wadanka Sweden si ey heesta cusub ey la qaadeyso saaxiib keeda ama fanaankeeda Asad Faqadiid.

Heesta ayaa lagu duubay caasimada Sweden ee Stockholm. Waxana codka heesta qabtay Asad Faqadiid oo ah marna fanaan marna sound engineer kaasoo fanaaniinta reer Sweden badanaa ka qabto kuwooda ugu waaweyn sida Ali Dhaanto, Nuur Caraale, Lafoole, Ismail Dannan iyo Digroyow. Sidoo kale kuma eka Sweden oo kaliya waxa uu la shaqeeyaa fanaanka weyn Gulled Simba kaasoo inta badan heesahiisa ugu dambeeyey ow asagu ka qabtay codka.

Heestaan waxaa qoray abwaanka weyn Cabdirahman Fiile laguna yaqaan heesta Yarta Raadiya ow Qaado Suldaan Seeraan. Sidoo kale waxaa laxanka saaray mulaxamiistaha weyn ee Nabiil Bulle.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muqaalka Heesta – Asad Iyo Ayaana Hab Isniin.

10 thought on “LAMAANAHA CUSUB: AYAANA FT ASAD FAQADIID( HAB ISII) HEES CUSUB KUSOO BANDHIGEEN JACEYLKOODA /NEW MUSIC VIDEO❤❤! WOOW”
  1. It’s perfect time to make a few plans for the long run and it is time to be happy.
    I have read this post and if I may I want to recommend you few interesting issues or
    suggestions. Maybe you could write subsequent articles regarding this article.
    I desire to learn more things approximately it!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!