LAMAANAHA CUSUB: AYAANA FT ASAD FAQADIID( HAB ISII) HEES CUSUB KUSOO BANDHIGEEN JACEYLKOODA /NEW MUSIC VIDEO❤❤! WOOW
Labada fanaan ee da,ada yar ayaa maanta soo saaray hees in muda ah laga sugaayey. Fanaanad reer Finland ayaa maalmihii ugu dambeeyey ku sugneyd wadanka Sweden si ey heesta cusub ey la qaadeyso saaxiib keeda…