Share With Your Friends

Farxiya oo ah xaaska Fanaanka Dayax taasoo ciyaal u dhashay madib sanadkii 2016 ow ey is guursadeen lamaanahaan. Laakiin waxaa leys hadal hayaa baraha bulshada qaasatay aaladda Tiktok Video oo ey la jilaysan Farxiya fanaan kunool Muqdisho hees jaceyl ah.

Faxiya ayaa uu guursaday fanaanka Dayax kadib in mudaa markii laga joogo. Dadka ayaa falanqaynta ku sheegeen in xariir ey la laheeyd Bile Sky inta ey isguursan Daxay Dalnuushe.

Sky Bile ayaa hees amaan ah usoo qaaday waxa uuna ka dalbaday jaceylkiisa in ey lajiso. Heesta ayaa soo baxday 2016 April waxaana la arkayay iyagoo isku dhag dhagaya heesta jaceylna muujinaya.

Isla sanadkaas dhammaadkiisa bisha nofember waxaa arooskooda dhacay Farxiya iyo Daxay Dalnuushe. Waxaa la dhihi karaa in xariirka Bile Sky iyo Farxiya uu dhammaaday isla bilo gudahood.

Halkaan Hoose Kadaawo Heesta Hadal haynta Dhalisay:

35 thought on “QISO: FANAAN UFURAY FARXIYA DAYAX DARTIIS KADIB MARKII EY HABEN XAFLAD ISKU DHUUQEEN. QISO DHABA! DAAWO”
  1. buy prescription drugs without a prescription [url=http://pharmacynoprescription.pro/#]online pharmacy no prescription[/url] canadian pharmacy no prescription required

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!