Share With Your Friends

Taxanaha aduunka qabsaday ee Squid Game labaxay oo shaashada aduunka qaasatan barta Netflix ka dhigay rikoor cajiib ah. Taxanahaan waxaa daawaday in ka badan 170 Maylan 28 maalmod ee igu horeysay barta Netflix. Waxaana soo saaray jilaayo oyo roraayo udhashay Kuuriyda koonfureed.

Filmkaan waxaa laga matalay ama lagu jilaayaa ciyaaro dhaqameen ama caruureed oo laga ciyaaro badanaa aduunka qaasatay wadanka Kooriya koonfureed. Dunida daafaheeda ayaa siweyn looga daawaday inta badana dadku wey la dhaceen inkastoo ahaay taxane aan caruurta ufiicneyn oo argagax galinaya maadaama ciyaaraha lagu jilaya haduu qofku uu guul dareysto waa la toganayaan.

Taxanaha Squid Game ayaa goordhow soo wada qeytii labaad ee fimkaas. Inta badan wadama aduunka waa laga daawadaa in yar mooyeen. Waqooyiga kuuriyaa waxaa dadka daawada lagu xukumaa dil toogasha ah. Waxaana ka dhacday qiso cajiib ah oo arday lagu xukumay dil iyo xabsi. Labadaan wadana ee markodii kore ahaay hal wadan hadana kala goostay ayaan waxaa dhaxtaalo cadaawad weyn. Sidoo kale leyskuma gudbin karo alaabaha caadiga ah. Sidaas darteen ayaa waxaa sharci uyaalaa waqooyiga Kooriya in dil toogasha ah la mariyo ruuxii wax soo galiya ey leedaha Koonfurta Kuuriya.

Daawo qisada oo dhameystiran muuqaal aanu ka sameynay: Hoos

https://www.youtube.com/watch?v=kyrUTC730Ns
4 thought on “Maxey Tahay Sababta Arday Loogu Xukumay ( Dil Toogasho ) Kadib Filmka SQUID GAME Ey Daawadeen!”
  1. Преимущества теневого плинтуса в декорировании помещения,
    Советы по монтажу теневого плинтуса без дополнительной помощи,
    Как использовать теневой плинтус для создания уникального интерьера,
    Ретро-стиль с использованием теневых плинтусов: идеи для вдохновения,
    Как подобрать цвет теневого плинтуса к отделке стен,
    Как спрятать коммуникации с помощью теневого плинтуса: практические советы,
    Теневой плинтус с подсветкой: создаем эффектное освещение в интерьере,
    Теневой плинтус: элегантность и стиль в дизайне помещения,
    Почему теневой плинтус – важная деталь в оформлении интерьера
    алюминиевый плинтус купить москва [url=https://plintus-tenevoj-aljuminievyj-msk.ru/]https://plintus-tenevoj-aljuminievyj-msk.ru/[/url] .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!