Share With Your Friends

Xaaskii hore ee Taakeeye ayaa shaaca ka qaadday in seygeedii hore uu dhoor mar magaca beddeshay uuna isku dayay inuu qariyo wejigiisa dhabta ah, balse ugu dambeyntii uu ku fashilmay .

waxay kaloo sheegtay in taakeeye dhoor jeer falal dembiyeedyo kufsi la xiriira uu ka geystay dalka maraykanka dabayaaqadii bishii oktoobar, sanadkii 2006 da.

Halkaam ka daawo muuqaal ay iska soo duubtay xaaskii hore ee taakeeye galabnimadii jimcaha.

https://youtu.be/4pDn93KiLEA
5 thought on “Deg deg:xaaskii hore ee taakeeye oo sir culus bannaanka keentay iyo taakeeye oo oohin afka furtay.”
  1. Hi, just required you to know I he added your site to my Google bookmarks due to your layout. But seriously, I believe your internet site has 1 in the freshest theme I??ve came across.Seo Paketi Skype: By_uMuT@KRaLBenim.Com -_- live:by_umut

  2. Hey there, I think your site might be having browser compatibility issues.
    When I look at your blog in Ie, it looks fine
    but when opening in Internet Explorer, it has some overlapping.
    I just wanted to give you a quick heads up! Other then that, wonderful blog!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!