Share With Your Friends

Xog hoose oo aan helnay ayaynu ku ogaannay in afar xaasle taakeeye laga helay cudur dilaa ah.

Taakeeye oo horay dhaawac dhanka madaxa ah kasoo gaaray kal ay xaaskiisa saddexaad ku dhufatay ayaa loola cararay isbitaalka.

kadib daweyntiisii, ayaa dhaqaatiirta waxay baaritaan dheeraad ah ku sameeyeen dhiigiisa si ay u ogaadaan bed qabkiisa.

ugu dambeyntiina waxay baaritaan saddex maalmod qaatay ku ogaadeen inuu qabo cudur ku dhaca maskaxda.

wali ma cadda sababta keentay cudurkan balse ilo ku dhow taakeeye, ayaa inoo sheegay in jawaabaha baaritaanno dheeraad ah ay ka war sugayaan.

14 thought on “Naxdin:Afar xaasle Taakeeye oo sir culus laga kashifay, cudur halisna laga helay.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!