Share With Your Friends

Fanaanka Mursal Muuse oo siweyn u isticmalaa barta Instagram ka ayaa lakulmay caro kaga timid xagaa iyo xaaskiisa Hodan Abdirahman. Labada fanaan ayaa barta Instagram ka ah siweyn ugu xiran kuwaasoo taageero badan kuleh.

Labada lamaane yaa kala maqan oo midna Mareekanka joogo mid dalkii hooyo ee Somalia. Kadib bil iyo wax yar ey kala maqnaayeen ayaa waxaa barta Instagramka lagu arkay Mursal Muuse oo Like saaray Sawir ey soo dhigtay fanaanda weyn ee Mareekanka Jennifer Lopez.

Sawirkaas oo daqiiqado ku gaaray malaayiin Likes. Sawirka ayaa ahaay mid ey qaawan tahay oo dhar la,aan ey jirkeeda kumuujineysay. Jennifer Lopez oo 50jir ku dhow ayaa jirkeeda siweyn uga shaqeysa taasoo tababar jirka ah sameysa. Sidoo kale waa dance taasoo inta badana heesaheeda ama live ka ciyaarta.

Fanaanka Mursal Muuse ayaa sameeyey wax ansha xuma ah kaasoo tusiyey in uu sawirka qaawan ee naagyaas gaalada ah daawaday uuna ka helay. Marna waa fanaan sumcad weyn leh marna waa aabe heysta xaas iyo caruur.

3 thought on “CEEB: HODAN OO KU QABATAY MURSAL OO KU SIIGEYSANAYA SAWIRKA- JLO QAAWAN TAHAY! LIKE IYO COMMENT KABIXIYEY! FURIIN?”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!