Share With Your Friends

Ilhan Xarago oo ah gabar filimada jiliinkooda caan ku ah ahna fananadan ayaa shaacisay arimo badan oo ey dadku baraha bulshda isla dhax marayeen ayaataan. Ilhaan Xrago ayaa ka hadashay dagaalka ka dhax qarxay ayada iyo Abuukar Mahdi iyo sababta ey uga baxday musalsalkaas. Sidoo kale sheegtay in uu u xiran yahay Abuukar Mahdi oo ey ku dacweysay booliska Ingriiska.

Sidoo kale waxa ey sheegtay in ey kawada baxeen dadkii kula jiray musalsalka Qootoqooto ee kabaxa Universal Tv. 75 qof ayaana sidoo kale kabaxeen sida ey sheegtay Ilhaan Xarago.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muqaalka:

6 thought on “SIR CULUS: ABUUKAR MAHDI OO XABSIGA LA DHIGAY LAGU NA EED EEYEY- MUQAALKA QAAWAN UU KA DUUBAY IYO 73 QOF OO QOOQTO KABAXEEN! DAAWO”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!