Share With Your Friends

Donold Trump ayaa guuldaro tii ugu weyney kala kulmay kadib markii uu ka guuleystay Joe Biden oo noqon doona madaxweynaha afarta sano soo socota ee USA. Guusha Joe Biden aya siweyn caalamka looga soo dhaweeyey laakiin Donold Trump oohadlay ayaa yiri: codadka ayaa lagatay oo waa lagu celinaa codeyta markale.

Sidoo kale qudbadiisii madaxweynha hada USA Donold Trump ayaa sidoo kale walaac dhalisay kadib markii uu isku qiray in uu guuleystay diidayna in laga guuleystay. Waxa sidoo kale uu sheegay in uu maxkamada ugu sareyso latiigsan doono arintaan sida ey ugu soo dhiciyaan guul.

Donald Trump waa kuma: Waa nin bussnes man ah oo siyaasaday goor dhow soogalay hesytanay malaayiin lacaga. Kadib qabashadiisii 2016 madaxweyna nimnada daka USA ayaa waxa uu mamnuucan in ey dalalka faqiirka aha sida somalia ey soo galaan dadkoodu wadankiisa. Waxa uuna aflagaadeeyey xaquuqda haweenka iyo dadka madoowga ee wadanka kula nool sidoo kale muslimiinta ayuu aflagaadeeyaa.

Warar badan ayaa sheega in ey xaaskiisa kala tagi doonaan hadii uu katago aqalka cad sababtoo aha labada lamaane ayaan isku wanaagsaneyn waqtiyadii lasoo dhaafay. Dalabka furiinka ah ee haweeneydisa ayaa dhicidoo ayaa la xaqiiqsan yahay.

2 thought on “DEG DEG: DONALD TRUMP OO XAASKIISA FURIIN KA DALBAATAY KADIB MARKII DOORASHADA LOOGA GUULEYSTAY! CUQUBO”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!