Share With Your Friends

Hanna Abuukar oo mudadaan kujirtay xabsi iyo xanibaad ayaa ku sugan Muqdisho. Kadib markii cabasho badan laga soo gudbiyaya taasoo ka qeyb qaadatay kiisas badan oo dad lagu dhoofinaayo. Dadka ey dhoofisay ayaa ka mid ahaay caruur iyo hooyooyin Somalia ujoogay qaarkood dalxiis iyo dhaqan celis. Iyadoo si qarsoodi ah ula xariiri jirtay dadka qaar si ey wadamadooda ama wadanka ey sharciyga ka leeyihiin ugu celiso.

Waalidiin badan ayaa warbaahinta la hadlay kuwaasoo kacabanaya in Hanna Abuukar ey caruurtooda ka wadatay iyagoo ogeyn. Sidaas darteen waxaa lagu xiray Muqdisho oo ey markaas ku sugneyn waxaana socda baaritaan.Sidoo kale waxaa jira dad badan oo ey caawisay kuwaasoo sheegay sababo xaquuq daro awgeed familkooda ey u geestay ayeey caawinaad kaga dalbadeen Hanna Abuukar ey si wadamadoodii laagu celiyo.

Maamo Qisadaan ku dhacday iyada iyo caruurteeda ayaa ka sheekeysay sida ey uga soo carareen Aabaha gurigaas iyo Hanna Abuukar oo ka caawisay.

Daawo Muqaalka qisada Maamada kaga hadleyso Qisadaan Hoos:

https://www.youtube.com/watch?v=ePLhBaN-z1A&t=195s
4 thought on “SIR CULUS HAN ABUKAR OO CARUUR KA AFDUBATAY SOMALIYA GEYSAYNA MAREEKANKA.”
  1. Добрый день всем!
    купить диплом бакалавра

    Желаю каждому нужных оценок!
    http://dog-ola.ru/topic6241.html?view=next

    купить диплом бакалавра
    купить диплом о среднем специальном
    купить диплом о среднем образовании

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!