Share With Your Friends

Mid kamid ah gabdhaha ugu caansan TikTok ee Ciraaq ayaa shalay gaarigeeda lagu dhax toogtay caasimada baqdaad iyadoo camarada CCTV ay duubtay nin mooto kasoo dagay uu toogtay kadibna baxsaday

Dhowrkii sano lasoo dhaafay gabdhaha TikTok ka Niikiya iyo kuwa Modelka ee dharka xayeesiiya ayaa lagu ugaarsanayey Ciraaq waxaana loo sababeeya shacabka Ciraaqiyiinta oo ah shacab mutaxafid oo dhaqanka ku adag iyadoo la aaminsanyahay in dilalka la xiriiraan ilaalinta dhaqankooda

By Khadar

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!