Share With Your Friends

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed oo horey digniin uga soo saarey in aan Bulshada dhexdeeda lagu sameyn karin wax yaabo amniga lidi ku ah sida kicin dadweyne iyo Abaabul Dagaal , ayadoo laga duulaaya taas ayaan maatey Howl-gal laga sameeyey Degmada Daarusalaam waxaa lagu soo qabtey Koox foodo ka wadey Degmadaas

Taariikhda markay aheyd 21/5/2025. Howgal ay sameeyeen Ciidanka Boliiska Qeyta Guud Boliiska Gobolka banaadir gaar ahaan Rugta Boliiska Dagamada Daarusalaam.

Waxeey kusoo qabteen 15 ruux oo iskugu jira Rag iyo Dumar ku Edeysan in ay Dagmada Daarusalaan ku qabteen isku soobax fowda ah oo sababay Qasaare kala duwan.

Waxaana la horgeyndoonaa Maxalamadda Awooda uleh.
Waxaa lagu wargalinayaa shacabka kunool Caasimada iyo hareeraheeda in ay ka fogaadaan ka qeyb noqoshada isku soobaxyada sababikara falalka amaanka lidiga ku ah.

3 thought on “DAG DAG TALISKA CIDAN POLICE SOMALIA AYA SO QABTAY 15 QOF OO”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content