Share With Your Friends

Qisada Dulqarnayn.

Cabdi qani axmed diihaal oo Bulshadu ugaran ogtahay ( Dulqarnayn ) waxa uu muddo badan kunoolaa Dalka Maraykanka waxa uuna ahaa nin shaqaysta oo caafimaad qaba sida sawirka hore idiinka muuqda

Cabdiqani isagoo ku sugan dalka maraykanka ayaa waxaa Dalka Canada lagu dilay walaalkiis Rashka axmed. Kadib isaga iyo Walaashiis oo la oran jiray Nadiifo axmed diihaal ayaa aaday Tacsida isla iyagiina Shil Tareen ayey galeen waxaana halkaas ku geeriyootay alle ha unaxariistee nadiifo.

Cabdiqani wuxuu waayey labadiisii garab waxaana ku dhacay laba geeriyaad oo xanuun badan, 2018 ayuu dalka kusoo laabtay kadibna wuu xanuunsaday. Cabdiqani wuxuu haatan kunoolyahay Magaalada Laascaanood ee SSC – KHAATUMO.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!