Share With Your Friends

Nin hooyadiisa u dilay si uu Faraheeda ugu adeegsado Xogta Bangiga !!!?

Hooyo lagu magacaabi jiray Sandra Maria dos Santos Carvalho oo 58 jir ahayd ayaa waxaa Sabtidii la soo dhaafay (April 20) maydkeeda laga helay Hoygeeda oo ku yaalla magaalladda Salvador ee dalka Brazil.

Haweeneydaasi ayaa la sheegay inuu dilay Wiilkeeda oo lagu magacaabo Jose Natan Carvalho, sida ay sheegeen Boliska dalkaasi.

Waxaa la sheegay inuu dhowr jeer ku dhuftay, Tooreey, isla markaana uu gacanta ka jaray (her hand chopped off).

Eedeysanaha waxa uu Maxkamadda ka hor qirtay inuu isaga ka dambeeyey dilkaasi iyo inuu Surka iyo Gacanta ka jaray Hooyadiisa,

Jose Natan Carvalho oo 21 jir ah ayaa la soo weriyey in sababaha uu sida Arxan-darada ugu dilay Hooyadiisa ahayd inuu kaydsado Gacanta uu ka jaray, si uu galaangal ugu yeesho inuu Faraheeda ugu adeegsado sidii uu Lacag ugala soo bixi lahaa Kayd-Xisaabeedkeeda Bangiga ( to access money in her bank account).

Docda kale, Garsoore Leandro Florencio Rocha de Araujo waxa uu u sheegay Warbaahinta Gudaha (The Local Media) inuu Eedeysanaha da’da yar qirtay, kana qoomameeyey Fal Dembiyeedka uu ku dilay Hooyadiisa.

Si kastaba, Maxkamadda Sare ee dalka Brazil ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo Xukunka uu mudan yahay Eedeysanayaashaasi gawracay Hooyadiisa, iyadoo Falkaasi aad looga.

84 thought on “DHACDO XUN NIN HOYADI KU DILAY DALKA BRAZIL”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content