Share With Your Friends

Wiil Somalia ka yimid ee Mareekanka yimaaday oo ka tirsan dhalinyarada Youtubleyda Somalia kusoo caanbaxay ee lagu magacaabo Xassan Top. Wiilkaas oo dhalinyaro badan soo saaray muqaaladiisa wareysiga iyo kaftanka kusaleysan ee dadka ku xiran baraha bulshada ku maweeliya.

Dhawaan ayuu Mareykanka soo gaaray. Asoogoo howlahiisii iska wata ayuu muqaal qabsaday baraha bulshada qaasan Tiktok. Luuqada Ingriisa ee Mareeykanka looga hadlo asagoo layaaban ayuu wareysi ka qaaday garab yar oo Mareykanka ku dhalatay.

Falcelintiisa eyada iyo layaabka sida ey gabarta yar ugu dhawaaqeyso ayaa baraha bulshada qabsatay oo dadka isticmaala Tiktok ey soo qaadanayeen iskana soo duubayeen codkiisa iyo midka garabta yar.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUQAALKA KAA QOSLIN DOONA:

2 thought on “Maxey tahay muqaalka baraha bulsha qabsaday ee gabarta yar ee 8jirka iyo wiil Somalia kayimid!”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!