Share With Your Friends

Dagaal culus ayaa dhax maray ururuka Xamaas iyo Israiil. Ciidamada Israiil ayaa isku dayeen iney lug ku galaan Qaza lkn kalakulmeen weerarar ciidanka Xamaas.

Israiil wali waxey wadaa duqeymo dhanka cirka ah. Waxa eyna beegsatay xero qaxoooti oo kutaala Qasa. Waxeyna meeshaas ku beegsadeen caruur iyo birimageydo meesha daganaa. Falcelin weyn ayaa ka dhalatay safaarada Jordan ee Israiil ayaa albaabada leyskugu laabay iyo wadanka Chile ee koonfurta Amerika.

Xoghaya bini aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa shaqadiisii iska casilay kadib markii uu arkay xasuuqa dhacaya iyo Qaramada Midoobay wax ka qaban waayeen. Kaas oo sheegay in UN ta ey noqotay magac kuyaal oo waxba eysan awoodin in ey ka qabtaan dhacdooyinka Israiil ey geysaneyso.

KA DAAWO MUQAAL WARBIXINADA UGU DAMBEEYEY: HOOS

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content