Share With Your Friends

Champions league sanadkaan waxaa isku soo aaday kooxo waaweyn sida Bayern iyo Barcelona oo xidigii Robert lewandowski kalasoo wareegtay xagaagaan kooxda Bayer kaasoo goolal badan ka dhaliyey isla Barcelona. Balse sanadkaan Barcelona ayuu la safan yahay oo wacdaro inuu kooxdiisii hore Bayer uu Champions League lasoo qaaday inuu reebo ayuu diyaar uyahay.

Hoos sawirka hoose isku aadka saxda ah ee Champions league 20/23.

5 thought on “DEG DEG: Bayern Munich iyo Barcelona oo isku group noqday Champions League 22/23”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!