Share With Your Friends

Ciyaar adag ayaa waxey dhaxmarta Labada koox ee kala ah Manchester United iyo kooxda Liverpool. Ciyaartaas oo ka dhacday hoyga kooxda Manchester United ee Old Trafford. Kooxda Manchester United ayaa ku badisay 2-1.

Labadaba koox ayaa labadii kulan ee ugu horeysay Premier League ga aan ka gaarin wax guul ah. Kooxda Manchester United ayaa laba kulan laga badiyey. Halka kooxda Liverpool ey gashay labo kulan barbar dhac.

Kooxda Manchester ayaa soo bandhigtay ciyaar wanaag kulanka ey la ciyaarta kooxda Liverpool oo umuuqato sanadkaan wali ku bilaabin sidii lagu yaqaanay. Kadib tagidii laacibka Africa ee Mane waxa ey guul ah kama gaarin Premier League ga.

42 thought on “Manchester United oo Liverpool kabadisay kadib 2 guuldaro PL”
  1. When I originally commented I appear to have clicked the -Notify me when new
    comments are added- checkbox and now every time a comment is added
    I receive 4 emails with the same comment. Perhaps there is an easy
    method you can remove me from that service?
    Many thanks!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!