DEG DEG: Bayern Munich iyo Barcelona oo isku group noqday Champions League 22/23
Champions league sanadkaan waxaa isku soo aaday kooxo waaweyn sida Bayern iyo Barcelona oo xidigii Robert lewandowski kalasoo wareegtay xagaagaan kooxda Bayer kaasoo goolal badan ka dhaliyey isla Barcelona. Balse sanadkaan Barcelona ayuu la safan…