Share With Your Friends

Ciyaarta champions league ee siweyn loosugaayey sanadkaan 2022 finalka ey isku hor imaadeen labada koox ee horyaalkaan ka mid ah kuwa taariikh weyn kuleh. Lbadan koox ee kala ah Real Madrid iyo Liverpool ayaa siweyn looga taageeraa aduunka dacalasiida.

Ciyaartii ka finalka ee habeenimadii sabtida ey axada soo galeysay ka dhacday caasimada Paris ayaa noqday mid aduunka oo dhan ey indhaha ku haayaan qaasatan somalida aduunka kulala nool. Siweyn waxaa barxada lagu caweeyo ee caasimada Muqdisho lagu arkaayey sawiro aad u qurux badan oo ey dhalinyaro iskugu jira gabdho iyo wiilal ku daawanaayeen shaashad weyn.

Ciyaarta oo aheyd mid adag ayaa waxaa haafkii koowaad ciyaar wanaagsan soo bandhigay kooxda Liverpool. Liverpool oo ayaa waxa ey goosha kulaadeen dhowr jeer lkn goal haya kooxda Real Madrid ayaa ka biyo diidey kaas badbaadiyey ku bad ku laadkii ama shookii lagu soo riday goalka. Waxaana la dhihi karaa goolhaya ayaa ka badiyey liverpool inkastoo ciyaarta usuurtoobi waaydey in ey la imaadaan isbadal haafkii labaad ee ciyaarta. Taas oo Real Madrid sii say rajo wanaagsan eey goal ku dhaliyaan ayagoo goal hor la Var kadiida kadib markii sharci cusub oo mardhow dhaqan galay lagu ddiday. Sharcigaas oo ah in goolhaya tahay in ey labo ciyaartoy ey kadambeyaan waa hadii uu soo baxo, kooxda kalena ciyaartoy kamid ahna uu ka dambeeyo goolhaya sidaas darteed ayuu office ku noqanaa.

Ciyaarta ayaa kusoo idlaatay 1-0 kadib markii Real Madrid ey dhalisay gool 60 daqiiqo saacadu markey mareysay xiliga ciyaarta. 90±5 daqiiqo ee ciyaarta ayaa soo idlaatay guushuna waxa ey saas ku raacday Kooxda Real Madrid oo markeedii 14 naad qaaday horyaankaan Champios League.

4 thought on “Real Madrid oo champions league qaaday markii 14 kadib guushii kagaarta Liverpool”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!