Share With Your Friends

Shacabka Sweden oo maalintii axada 11 september udareereen codeynta xisbiyada hogaamin doona afarta sano ee soo socoto. Xisbiyaasha soo dhisaya xukuumada cusub waxa ey ukala qeybsamaan bidix iyo midig. Labadaas grupp.

Xisbiyaasha midigta ayaa oo kaashanayaan xisbiga cunsuriga ee xagjirk ah ayaa heleen codadka ugu badan. Lkn wali lama dhameyn tirada cododka ilaa iyo arbacada ayuu socon doonaa tirinta cododka. Natiijada kama dambeynta ah ayaa markaas lashaacin doonaa iyo xisbiyada soo dhisi doona xukuumada afarta soo socoto ee Sweden.

Somalida yaa ucodeeyeen xisbiyaasha laka ah Socialdemokraterna, Vänsterpartiet, Nyans. Xisbiyaashaas ayaa sanadkaan inta badan ajaanibta ey siweyn usoo jiitay xiligii ololaha doorashada lagu jiray. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa inta badan hela cododka ajaanibta kaasoo qaxootiga iyo daganaansho bixin jiray. Sideedii sano ugu dambeysana waxaa dalaka Sweden soo xukumay Socialdemokraterna. Dhaleeceen badan ayaa soo gaartay maadaama ey bateen xilalka ey geestaan kooxo ka ganacsada daroogada kuwaas oo jidadka isku dila.

Xisbigaa cusub ee Nyans ayaa codod badan ka helay xaafada ajaanibta ee somalidu dagto. Xisbigaan cusub ayaa waxa uu rabaa in uu dadka muslimiinta ah udoodo kuwaas markasta la kulma cunsurinimi joogta ah. Sadaxii bilood ee ugu dambeysana waxaa dowr magaalooyin oo Sweden kutaala uu nin cunsuri ah oo dhalasho Swedish heysta asalkiisa sidoo kalana ka ololeeya wadanka Danmark ow asagana dhalashadiisa heysto. Ninkaan ayaa helay ogolaansho inuu quraanka gubo kuna gubo xaafadaha muslimiinta.

Dad badan ayaa sidoo kale dhaleeceeyey in xisbigaan cusub cododka lasiiyo maadaama u cusub yahay. Cododka lasiiyana hadii uu xisbiga Socialdemokraterna heli lahaa maanta ma galeen qatar dalka Sweden oo markii ugu horeysay yeelan doonta xukuumad ey go,aamo badan kuleeyihiin xisbiga cunsuriga ah ee ayaanibta neceb.

96 thought on “Doorasha Sweden oo xisbiga cunsuriga ah guul ka gaaray”
  1. My brother suggested I may like this website. He was once entirely right.

    This publish truly made my day. You can not believe simply how
    a lot time I had spent for this information! Thank you!

  2. My spouse and I stumbled over here different web address and thought I might as well check things out.
    I like what I see so now i’m following you. Look forward to going over your web page repeatedly.

  3. best online pharmacies in mexico [url=https://mexicoph24.life/#]Mexican Pharmacy Online[/url] pharmacies in mexico that ship to usa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!