Share With Your Friends

Qarax naxdin leh oo ka dhacay Zoobe ayaa boqolaal dhaawac iyo qaar badan oo ilaa iyp hada aan la tiro koobin ku geeriyoodeen. Waxaa soweyn usocdo baarid iyo gurmad dadka ilaa hada aan la Helin nolol iyo geeri.

Dhalinyarada oo feelal dhaadheer loogu jiraa sidii dhiig loogu shubilahaa dhaawacyada dhiig free ah.

Shacab weynaha Muqdisho oo sidii caadada aheyd ucaawinaya walaalahood meesha ku waxyeeloobay. Waxaana gurmad weyn wado ciidanka iyo dhaqaatiirta soomaaliyeed. Gudi kasoco gobolka Banaadir ow gudoomiya gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho magacaabay ayaa wada howlo baarid dadka meydkooda wali ku hoos jiraan dabaqyada soo dumay.

Dhalinyaro is xilqaantay oo biyo cunto uqeybineyso dadkii ku dhaacmay qaraxii zoobe.

Somaalida meelkasta ey joogaan waxa ey ka murugeysan yihiin labadii qarax ee argagaxa lahaay ee ka dhacay agagaarka Zoobe.

30 thought on “Qaraxii Zoobe iyo gurmadkii dhalinyarada ugu weynaay sameeyaan”
  1. pharmacie en ligne avec ordonnance [url=https://eumedicamentenligne.com/#]Pharmacie en ligne livraison Europe[/url] pharmacie en ligne fiable

  2. Awesome things here. I am very glad to look your article.
    Thank you so much and I’m having a look forward to touch you.
    Will you kindly drop me a e-mail?

  3. Hey there, I think your website might be having
    browser compatibility issues. When I look at your blog
    in Ie, it looks fine but when opening in Internet Explorer, it has some overlapping.
    I just wanted to give you a quick heads up! Other then that, superb blog!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: DIGNIIN AA QABTAA !!