Share With Your Friends

Somalida dalka Mareykanka qaasatay Minnesota oo go,aan ku gaaray in ey ucodeeyaan Madaxweynahii hore ee Donald Trump.

Kuwaas märkningar hore siweyn utaageeri jiray xisbiga demokratiga ah oo uu hogaaminayo Joe Biden iyo musharaxooda cusub Kamal Harris.

Gudiga somalida iyo Muslims inta Minnesota oo go,aan kasoo saareen ayaa sheegeen in waqti badan ey ku bixiyeen taageerida xisbiga Demokratiga laakiin wax is badal ah eysan sameyn.

Waxaanu hada subluxation utaageereynaa ayeey dhaheen Donald Trump.

Doorasha ayaa laga yaabaa in siweyn isku badasho kadin hadalada gudigaan ka koobnaay bulsha qeybaheeda dhan.

Minnesota oo siweyn looga taageeri jiray Demokratiga ayaa hada isku badaleysa Republicans.

Ilhaan Cumar oo ah Democrat kana soo baxda gobalkaas ayaa go,aanka bulshada lagayaabo wax udhimaan dib udoorashadeeda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content