Share With Your Friends

Kooxda Arsenal oo u safartay kooxda Brentford maalinta koowaad ee sanadka cusub. Kooxda Brentford ayaa shabaqa kooxda Arsenal gaartay, waxaa dhaliyey goosha laacibka Bryan Mbeumo daqiiqadii 13naad.

Kooxda Arsenal ayaa kubad wanaag soo bandhigtay waxaana gool udhaliyey Gabriel Jesus daqiiqadii 29laad. Kooxda Brentford ayaa ku dhawaatay iney labeyso kahor goosha Gabriel, taas qalad kubada kaga fakatay koolhayaha raya laakiin ugu dambeyn badbaadiyey.

Haalkii kale ciyaarta waxaa shaqaba labo jeer sadax daqiiqo gudaheed gaaray kooxda Arsenal laacibka Mikel Merino iyo Gabriel Martinelli. Ciyaarta ayaa ku dhamaatay 1-3 oo ey kubadisay kooxda Arsenal.

Kooxda Arsenal ayaa kaalinta labaad ee horyaalka gashay taas oo 6 dhibcood ujirsatay hogaamiyaasha Liverpool. Horyaalka ayaa xamaasad gooni yeeshay inkastoow kooxda Liverpool ciyaar kale uharsan tahay taas oo ku hogaamin karta sagaal dhibcood.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.

error: DIGNIIN AA QABTAA !!
Skip to content